• calanka somaliland
  • halkan kadaawo

    • 1,416 hits
  • ka daawo www.ceergaabo.net.tc

    halkan waxaad ka helaysaa dhamaan adeegyada loogu talagay bulshada dhecdeeda
  • telesom

    telesom

    telesom

  • buurta daalo

    buurta daalo

    buurta daalo

  • bisha cas ee magaalada ceergaabo

    bisha cas ee magaalada ceergaabo

    http://www.ceerigaabonews.com/sawiro/sawirada_waaweyn/2_2.jpg

  • guriga boqorka magaalada cerigaabo

  • laamay

  • somalia

GUDOOMIYAHA DEGMADA YUBBE OO WARAYSI SIIYEY wabseedkan(ceergaabo)KAGANA WARAMAY ARIN AYAAMAHA BUUQ KA DHALISAY DEGMADA CEERIGAABO

Image

Waxaa magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag dhawaan ka dhacdey in taliyaha ciidanka Sirdoonka gobolka Sanaag ee maamulka Somlialand uu soo xirey nin dambiyo lagu soo eedeeyey. Taliyaha ayaa cadeeyey ninkaasi in uu maamulka Somaliland u xiranyahay, laakiin dad u arkay ninkaasi in arimo qabiil loosoo xirey ayaa arintii ka gadoodey.

 

Dadkan ayaa la sheegey in ay saxaafadaha kusoo qoreen ama kaga hadleen arimo anshaxa saxaafada ka fog oo lagu aflagaadeynayo gudoomiyaha degmada Yube Ibraahin Maxamed Xassan oo lahaa gaarigii markaasi lagu soo xirey ninkan eedeysanaha ah, sidoo kale dadkan qaar ka mid ah ayaa dacwooyin xareeyey oo ay ku eedeynayaan taliyaha sirdoonka gobolka Sanaag, Xeer ilaaliyaha gobolka Sanaag, Xoghayaha dowlada hoose ee Ceerigaabo, saraakiil ka tirsan Booliska iyo duqa dagmada Yube in ay isku beelyihiin isla markaana ay arintan isla fuliyeen.


Arintan ayaa waxaanu ka wareysaney duqa magaalada Yube oo eedeymahan iska fogeeyey kuna tilmaamay mid caadifad ku dhisan isla markaana ah laab la kac ah, loona baahanyahay hadii ay cadeymo haynin cidii arintan soo jeedisay in talaaba sharci ah lagu qaado.

weriye:mahamed abdi aadan

e mail:sanaag025@gmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: