• calanka somaliland
  • halkan kadaawo

    • 1,416 hits
  • ka daawo www.ceergaabo.net.tc

    halkan waxaad ka helaysaa dhamaan adeegyada loogu talagay bulshada dhecdeeda
  • telesom

    telesom

    telesom

  • buurta daalo

    buurta daalo

    buurta daalo

  • bisha cas ee magaalada ceergaabo

    bisha cas ee magaalada ceergaabo

    http://www.ceerigaabonews.com/sawiro/sawirada_waaweyn/2_2.jpg

  • guriga boqorka magaalada cerigaabo

  • laamay

  • somalia

War Murtiyeedka shirka

War murtiyeedka uu shirka ka aqriyay ra’iisul wasaaraha Britain, ayaa qodobada ka soo baxay waxaa ka mid ahaa in bulshada caalamku isku raacday in dardar hor leh la galiyo qoshaha siyaasadda, in la xoojiyo AMISOM, in laga caawiyo Soomaalida sidii ciidamadooda amniga loo horumarin lahaa, in laga caawiyo dhismaha xasiloonida dalka, iyadoo hoosta laga soo bilaabayo iyo in la dardargaliyo tallaabada xalka looga gaarayo burcad-badeeda iyo argagixisada.

War murtiyeedka ayaa soo dhoweeyay horumarka lagu xusay Shirkii Garowe.

Waxaana lagu sheegay in Garowe 2 iyadoo la raacayo, uu shirku isku raacay in horumarka la dhiirigaliyo lagana hortago kuwa qaribayaasha ah.

Waxaa la cambaareeyay argagixisnimada iyo xagjirnimada qatarta ah.

Waxaa shirku isku siku raacay in bulshada caalamku taageerto wadahadal kasta ee dhexemaraya Somaliland iyo dowladda ku meelgaarka ah ama waxa lagu badali doono, go’aanka laga yaabo in ay ka gaaraan sidii loo cadayn lahaa xiriirka mustaqbalka ee ka dhaxeeya.

Waxaa kaloo go’aanno laga gaaray burcad badeednimada iyo argagixisada. Burcad badeeda lagu soo xukumo dalalka Seychelles, Tanzania iyo Mauritius ayaa lagu xiri doonaan Somaliland iyo Puntland.

by: mahamed ali abokor

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: