• calanka somaliland
  • halkan kadaawo

    • 1,416 hits
  • ka daawo www.ceergaabo.net.tc

    halkan waxaad ka helaysaa dhamaan adeegyada loogu talagay bulshada dhecdeeda
  • telesom

    telesom

    telesom

  • buurta daalo

    buurta daalo

    buurta daalo

  • bisha cas ee magaalada ceergaabo

    bisha cas ee magaalada ceergaabo

    http://www.ceerigaabonews.com/sawiro/sawirada_waaweyn/2_2.jpg

  • guriga boqorka magaalada cerigaabo

  • laamay

  • somalia

shir waynihii dhalinyarada beesha nuux cumar waxaana lagu qabtay magaalada hadaaftumo 30/8/2012+sawiro

Image

Image

Image

shirwaynihii dhalinyarada beesha nuux cumar ayaa markii ugu horaysay lagu qabtay magaalada hadaaftumo ee gobolka sanaag ,waxaana so abaabulayda dhalinyaro iskeed isu xilqaantay,waxayna ka tashanayeen ayahooda beelnimo iyo sidii ay wax u wada qabsanlayaaheen ,islamarkaana waxay soo saareeyn qodobo mihiim uh ayahooda qodobadana waxaa ka mid ahaa sidan

  • in lasameeyo xidhiidh joogta ah dhamaan dhalinyarada meelkasta ooay joogan
  • in dhalinyaradu dhaamaantood ay xooga saaran waxbarshada iyo dhamaan arimaha bulshada
  • in xooga la saaro barista dumarta waxbarashada sababta oo ah dumarku waa hormoodka reerkasta oo meel degan 
  • in dhalin yaradu ka digtoonaato mukhaadaradka  nooc kasta oo uu yahay kuwa kunana laga dhiiri geliyo
  • in lasameeyo accoun dhamaan gobolada ,degmooyinka iyo tuuloyinka oo dhan lana sameeyo gudi good oo maamula accounka
  • in la sameeyo meel lagu wada xidhhidho sida group net,telephone ,conference iyo dhaamaan waxyaabaha suurta gelinkara xidhidhka bulshada ama dhalinta nooc kasta ha ahaatee
  •  inaan daa imno dhinacna looga soo wada jeesto wixii hore markeena iyofikerkeena ka saliimka ah looga soo wada jeen sado wixii hore markeena ah  
  • inaan cidna lala xidhiidhin (qurba joogta) oo ay naan waxba waydiisan ilaa aan wax qabsano
  • sanadkiiba xiliga fasaxa ah waa in la kulmaa oo xogta lays waydaarsadaa gobolwalba wixii samameeyay ama degmo ama tuulo
  • waa inaynu siinaa mudnaanta koowaad midnibada iyo wada jirka danteena 
  • inlaga hortago wax yaabaha  deganka baabi inaya sida xaalufinta dhirta oola shidoo iyadoo loo marayo habka wacyi gelinta
  • inlayska ilaaliyo waxyaabaha keeni kara tafaraaruqa iyo buburka nooc kasta oo uu yahay isku dhinacna looga soo wada jeesto
  • in dhalinyaradu samaysato tanaasulada iyo dulqaad xoogan saarto midnibada iyo wada jirka tolka
  • in uu yahay shirkani mid aan wax dhib ah u keenin dhamaan bulshada inala degta degan gobol
  • tayaayna suugaanta iyo hidaha lana dhhiri geliyo cidii u hawlan

Image

 

Image

  • Image

Image

 

Image

 

Image

 wixii faah faahina nagala soo xidhiidh

Email:abokor101@hotmail.com/gmail.com

http://www.ceergaabo.net.tc

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: